Turkigu wuxu noqday joker wayn joker hadaan usharaxo dadka aan garanayn waa kaarka lagu ciyaaro, oo sida caadiga ah wata sawirka jester, oo loo isticmaalo ciyaaraha qaarkood
turkigu wuxu fahmay game ka ay dheelayan wadamada ree galbeedka, Wuxuna u umuuqda mid aan la joojin karin meel walba hada gacantiisa gaartay.
Turkiga oo sabab u ahaa xiisada udhaxaysay armenia iyo Azerbaijan.
Azerbaijan kaligeed awood uma yeelateen inay dhul ka qabsato armenia lakin waa kubad uu ciyaarayo turkigu.
Turkiga wuxu aduunka tusinaya quwadiisa iyo inaan layska indho tiri karayn waxuuna xiisad kaso abuuray suuriya , oo ay isku soo fara saareen Russia dawlada bishar al asad , iyo falaagada KBB
wuxuu hadana ugasi gudbay libiya oo uu soo qasay dawlada Masara isku sigteen,
Wuxu dib uguso noqday mediterranean sea oo uu Greece/ giriiga ciriiiri ku dareensiyay.
Madaxwaynihi hore ee maraykanka Donald Trump’ aya horay usheegay Erdogan inuu yahay joker 🃏 siyaasaded aan waxba laga qaban karin.
Hada wadamada ree galbeedku waa inay baryaan turkiga haday rabaan in la joojiyo xiisadaha ka taagan bariga dhexe.