Cayilka wuxu kamid yahay dhibatoyinka caafimad daro ee sameynta kuyeesha taranka dumarka iyo raga yareyana fursada uur qadista iyo dhalida
Cayilka wuxu kordhiya janiska eey kugu dhici karaan cudurada macaanka iyo wadnaha xididada
Sido kale wuxu sameya taranka dumarka iyo raga taso dhici karto inu sababo dhalmo laan
SAMEYNTA CAYILKA EE TARANKA
Cayilka wuxu sababa khalkhal kuyimada hormones ka jirka taas oo keneysa in aney nidamsanaan caadada iyo bacrimis ka sameysana fursadaha uurka iyo dhalmada
Dheeli tirlaanta hormoonada ee katimda cayilka wxey keenta in laga hortago insulin sidaas na waxa kubadna fursada cudurka macaanka waxanay sababta dhibatoyinka bacrimiska iyo uurka qdstaa
SAMEYNTA CAYILKA E TARANKA RAGA
Sameynta xun ee cayilka kuma koobna dumarka lkn ragana wey sameysa raga cayilan waxa khalkhal ku imadaa hormones ka taas oo hoos udhigeysa hormonka #Testosterone tanina wxeey badinee jaanis ka uu ragu kunoqon karo madhaleys
Cayilka wuxu sababa heer kulka jirka inuu kor ukaco gaar ahaan xaniinyaha arintaan waxey keeneysa inuu yarado kacsiga rga iyo ineey yaradaan manida kuwanina wa dhibatoyinka ugu badan ee sababa madhaleys nimada raga
DAWEYNTA CAYILKA
Miisankada oo jarto wa xalka ugu fiican ee dhibatoyinka taranka dumarka iyo raga
Markii aad jarto miisanka waxa yaranya isudheeli tirlanti hormoonada iyo sameyntii kale ee cayilka
Caadada na waxey kuso noqonee si nidamsan bacrimintana wa dhaceysa
Sido kale qofka ka raga ah haduu jaro jaro miisanka waxa hagagaya hormon ka #Testosterone sidasna waxa ku kordhaya manida raga
Siaad ujarto miisanka waxa haboon inaad raacdo jadwal cunted caafimad leh adigo raacaya tilmamaha uu kusiyo Dhaqtarka cuntada iyo nafaqada
Sido kale sameey jimicsi siaad ugubto baruurta.